1
MARKOS 1:35
Kitaabka Quduuska Ah
Aroortii hore intaan weli waagii beryin ayuu kacay oo wuxuu tegey meel cidla ah, halkaasuuna ku soo tukanayay.
Compare
Explore MARKOS 1:35
2
MARKOS 1:15
wuxuuna yidhi, Wakhtigii waa buuxsamay, oo boqortooyadii Ilaah waa soo dhowaatay; toobadkeena oo injiilka rumaysta.
Explore MARKOS 1:15
3
MARKOS 1:10-11
Markiiba intuu biyihii ka soo baxay wuxuu arkay samooyinkii oo kala dillaacay iyo Ruuxii oo sidii qoolley oo kale dushiisa ugu soo degaya. Waxaa samooyinka ka yimid cod leh, Adigu waxaad tahay Wiilkayga aan jeclahay oo aan ku faraxsanahay.
Explore MARKOS 1:10-11
4
MARKOS 1:8
Anigu waxaan idinku baabtiisay biyo, isaguse wuxuu idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah.
Explore MARKOS 1:8
5
MARKOS 1:17-18
Ciise wuxuu ku yidhi, I soo raaca. Waxaan idinka dhigayaa kuwa dadka jillaabta. Markiiba shabagyadoodii way ka tageen, wayna raaceen.
Explore MARKOS 1:17-18
6
MARKOS 1:22
Waxayna la yaabeen wax bariddiisa, waayo, wuxuu wax u barayay sida mid amar leh, oo uma uu baraynin sida culimmada.
Explore MARKOS 1:22
Home
Bible
Plans
Videos