1
MATAYOS 3:8
Kitaabka Quduuska Ah
Haddaba midho toobad istaahila soo bixiya
Compare
Explore MATAYOS 3:8
2
MATAYOS 3:17
oo cod baa samooyinka ka lahaa, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay, oo aan ku faraxsanahay.
Explore MATAYOS 3:17
3
MATAYOS 3:16
Ciise goortii la baabtiisay, ayuu markiiba biyaha kor uga baxay, kolkaasaa samooyinku furmeen, oo wuxuu arkay Ruuxa Ilaah oo sida qoolley oo kale u soo degaya oo dushiisa imanaya
Explore MATAYOS 3:16
4
MATAYOS 3:11
Anigu biyo ayaan idinku baabtiisaa ilaa toobadda, laakiin kan iga daba imanayaa waa iga itaal weyn yahay, kan aanan istaahilin inaan kabihiisa u qaado. Isagu wuxuu idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah iyo dab.
Explore MATAYOS 3:11
5
MATAYOS 3:10
Haddeer weliba faaska waxaa la dhigay geedaha guntooda. Sidaa darteed geed walba oo aan midho wanaagsan soo bixin waa la gooyaa oo dabkaa lagu tuuraa.
Explore MATAYOS 3:10
6
MATAYOS 3:3
Waayo, kan waa kii nebi Isayos ka hadlay kolkuu yidhi, Waa codka kan cidlada kaga qaylinaya, Jidka Rabbiga hagaajiya, Waddooyinkiisa toosiya.
Explore MATAYOS 3:3
Home
Bible
Plans
Videos