1
SAMUU'EEL LABAAD 22:3
Kitaabka Quduuska Ah
Iyo Ilaaha ah gabbaadkayga, isagaan isku hallayn doonaa; Isagu waa gaashaankayga, iyo geeska badbaadadayda, iyo munaaraddayda dheer, iyo magangalkayga, Iyo badbaadshahayga, waxaad iga badbaadisaa dulmiga.
Compare
Explore SAMUU'EEL LABAAD 22:3
2
SAMUU'EEL LABAAD 22:31
Ilaah jidkiisu waa qumman yahay; Rabbiga eraygiisuna waa mid la tijaabiyey; Oo isagu wuxuu gaashaan u yahay kuwa isku halleeya oo dhan.
Explore SAMUU'EEL LABAAD 22:31
3
SAMUU'EEL LABAAD 22:2
oo wuxuu yidhi, Rabbigu waa dhagax weyn oo ii gabbaad ah, iyo qalcaddayda iyo samatabbixiyahayga, xataa waa kayga
Explore SAMUU'EEL LABAAD 22:2
4
SAMUU'EEL LABAAD 22:33
Ilaah waa qalcaddayda xoogga badan; Oo isagu wuxuu hoggaamiyaa kuwa jidkiisa ku qumman.
Explore SAMUU'EEL LABAAD 22:33
5
SAMUU'EEL LABAAD 22:29
Waayo, Rabbiyow, waxaad tahay laambaddayda; Oo Rabbiga ayaa gudcurkayga iftiiminaya.
Explore SAMUU'EEL LABAAD 22:29
Home
Bible
Plans
Videos