1
1 KORINTOS 7:5
Kitaabka Quduuska Ah
Ha isdiidina, wakhti aad ku heshiisaan inaad soon iyo tukasho u goosataan mooyaane, oo aad haddana isu timaadaan, si aan Shayddaanku idiin duufin iscelinla'aantiinna aawadeed.
Compare
Explore 1 KORINTOS 7:5
2
1 KORINTOS 7:3-4
Ninku afada waxa ku qumman ha siiyo, sidaas oo kale afaduna ninka waxa ku qumman ha siiso. Afadu jidhkeeda uma taliso, laakiin ninkaa u taliya, sidaas oo kale ninku jidhkiisa uma taliyo, laakiin afadaa u talisa.
Explore 1 KORINTOS 7:3-4
3
1 KORINTOS 7:23
Qiimo weyn baa laydinku soo iibsaday; addoommada dadka ha noqonina.
Explore 1 KORINTOS 7:23
Home
Bible
Plans
Videos