Ciise oo weli hadlaya ayaa kuwa ka yimaadeen gurigii Yayros, kaasoo hogaamiyaha sunagogga ahaa, oo ku yiraahdeen, “Gabadhaadi wey dhimatay, ee macalinka maxaad u dhibaysaa?”
Ciise markii uu arintan maqlay ayuu ku yiri Yayros kan sunagogga hogaamiya, “Ha cabsan ee iimaan lahaw.”