1
Markos 2:17
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Ciisana markii uu arintaas maqlay ayuu iyaga ku yiri, “Dadka caafimaadka qaba uma baahno dhakhtar, ee kuwa xanuusan ayaa u baahan. Anigu uma imaanin kuwa u maleynaya iney yihiin kuwa xaq ah, laakiin waxaan u imaaday kuwa dembiilayaasha ah.”
Compare
Explore Markos 2:17
2
Markos 2:5
Ciise markii uu arkay iimaankoodi, ayuu ku yiri ninkii curyaanka ahaa, “Saaxiibow, dembiyadaadu wey cafisan yihiin.”
Explore Markos 2:5
3
Markos 2:27
Kadib Ciise wuxuu iyaga ku yiri, “Sabtida waxaa loo sameeyay binu aadanka ee binu aadanka looma sameynin Sabtida.
Explore Markos 2:27
4
Markos 2:4
Markey waayeen meel ey Ciise u maraan waayo dadkii ayaa meesha buuxay, waxey fuuleen saqafka guriga oo derintiisi ayey ku soo dejiyeen dadkii badnaa dhexdooda illaa ey ka dhigeen Ciise hortiisa.
Explore Markos 2:4
5
Markos 2:10-11
Laakiin waxaan rabaa inaad ogaataan in Wiilka Aadanahu dhulka ku leeyahay awood uu dembiyada ku cafiyo.” Markaas ayuu ninkii ku yiri, “Waxaan kugu leeyahay istaag, derintaada qaado oo gurigaaga tag!”
Explore Markos 2:10-11
6
Markos 2:9
Teebaa fudud, ma inaad ninkan curyaanka ah ku tiraahdo, ‘Dembiyadaadi waa la cafiyay,’ mise inaad tiraahdo, ‘Istaag derintaada qaado oo soco’?
Explore Markos 2:9
7
Markos 2:12
Dadkii hortooda ayuuna ku kacay, derintiisana qaatay oo tagay. Arintaasna dadka oo dhan ayey ka yaabisay oo iyaguna Illaahey ayey ammaaneen iyagoo leh, “Weligeen waxan oo kale maanan arkin!”
Explore Markos 2:12
Home
Bible
Plans
Videos