1
Luukos 19:10
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Sababtoo ah Wiilka Aadanaha wuxuu u yimid inuu raadiyo uuna badbaadiyo kuwa lumay.”
Compare
Explore Luukos 19:10
2
Luukos 19:38
“Waxaa barakeysan boqorka ku yimaada magaca Rabbiga!” “Nabadda jannada haku ahaato ammaanna ha u ahaato kan ugu sareeya!”
Explore Luukos 19:38
3
Luukos 19:9
Ciise ayaa ku yiri, “Maanta badbaado ayaa timid gurigaan, maxaa yeelay ninkan, isaguba, waa cunuggii Ibraahim.
Explore Luukos 19:9
4
Luukos 19:5-6
Markii uu Ciise soo gaaray meeshii, ayuu kor fiiriyay wuxuuna ku yiri, “Sakhayosow, dhaqso hoos u soo dag. Waa qasab inaan gurigaaga joogo maantay.” Markiiba intuu soo dagtay ayuu si farxad leh u soo dhaweeyay.
Explore Luukos 19:5-6
5
Luukos 19:8
Laakiin Sakhayos ayaa istaagay oo ku yiri Sayidka, “Fiiri, Sayidow! Hadda halkan hantideyda bar waxaan siiyay masaakiinta, haddii aan qof wax ka khiyaameyna, waxaan u celinayaa afar jibaar intey ahayd.”
Explore Luukos 19:8
6
Luukos 19:39-40
Qaar ka mid ah Farrisiintii dadka ku dhex jiray ayaa Ciise ku yiraahdeen, “Macalin, canaano xertaada hanaga aamusaane!” Wuxuu ugu jawaabay, “Waxaan idiin sheegayaa, haddii ey aamusaan, dhagaxaanta ayaa qaylin doona.”
Explore Luukos 19:39-40
Home
Bible
Plans
Videos