1
Falimaha 4:12
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Badbaadaduna gacantiisa ayey ku jirtaa, magac aan magaciisa ahayn oo lagu badbaadi karana aduunka kama jiro.”
Compare
Explore Falimaha 4:12
2
Falimaha 4:31
Markey duceysteen kadib, meeshey ku shirayeen ayaa gariirtay. Kuligoodna waxaa ka buuxsamay Ruuxa Quduuska ah waxeyna bilaabeen iney ku wacdiyaan ereyga Illaahey si dhiiranaan ku jirto.
Explore Falimaha 4:31
3
Falimaha 4:29
Haddaba, Rabbiyow arag sida ey noo cabsi gelinayaan oo adeegayaashaada sii dhiiranaan ey ereygaaga ku sheegaan.
Explore Falimaha 4:29
4
Falimaha 4:11
Ciise waa “ ‘Tiirkii idinkan guriga dhisaya aad diideen, kaasoo noqday udub dhaxaadka guriga.’
Explore Falimaha 4:11
5
Falimaha 4:13
Markey arkeen Butros iyo Yooxanaa dhiiranaantooda oo eyna ogaadeen iney niman caadiya oo aanan wax baran yihiin, aad ayey u yaabeen, waxeyna garteen iney Ciise la joogi jireen.
Explore Falimaha 4:13
6
Falimaha 4:32
Dhamaan rumeystayaashu wey ahaayeen isku maan iyo isku qalbi. Mana jirin qof hantidiisa kaligiis lahaa, laakiin wey wadaageen wax walboo ey lahaayeen.
Explore Falimaha 4:32
Home
Bible
Plans
Videos