Yesu waẖu ujawabey: Ki kahoreya amaryado ḋan wa kan: Maghal, Israel! Ilahey Rabi gayna wa Rabigo, kuje̱low Rabi Ilah haga ghalbi gadho ḋan, iyo naf tadho ḋan, iyo aghli gadho ḋan iyo ẖog gadho ḋan; kan wa amarki hore. Kan labadna wa uegyahay; Uje̱low jiran kaga sidi naftadha. Ma jiro amar kale okaweyn kuwan.