1
MARKOS 14:36
KITAABKA QUDUUSKA AH
Wuxuuna yidhi, Aabbow, Aabbe, wax walbaba waad karaysaa. Koobkan iga qaad, laakiin yaanay noqon waxaan doonayo, ee waxaad doonaysid ha noqoto.
Compare
Explore MARKOS 14:36
2
MARKOS 14:38
Soo jeeda oo tukada inaydnaan jirrabaadda gelin. Ruuxu waa diyaar, laakiin jidhku waa itaal daranyahay.
Explore MARKOS 14:38
3
MARKOS 14:9
Runtii waxaan idinku leeyahay, Dunida oo dhan meel alla meeshii injiilkan lagu wacdiyo, waxay samaysay ayaa xusuusteeda lagaga hadli doonaa.
Explore MARKOS 14:9
4
MARKOS 14:34
Markaasuu ku yidhi, Naftaydu aad bay u calool xun tahay tan iyo dhimasho; halkan jooga oo soo jeeda.
Explore MARKOS 14:34
5
MARKOS 14:22
Oo intay wax cunayeen, Ciise ayaa kibis qaaday oo barakeeyey, wuuna jejebiyey oo iyaga siiyey oo yidhi, Qaata, tanu waa jidhkaygiiye.
Explore MARKOS 14:22
6
MARKOS 14:23-24
Kolkaasuu koobkii qaaday oo mahad naqay oo siiyey iyaga, oo kulli way ka wada cabbeen. Wuxuu ku yidhi, Kanu waa dhiiggayga axdiga cusub kan kuwo badan loo daadshay.
Explore MARKOS 14:23-24
7
MARKOS 14:27
Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Kulligiin waad iga xumaan doontaan, waayo, waxaa qoran, Adhijirkaan dili doonaa, idahuna waa kala firdhi doonaan.
Explore MARKOS 14:27
8
MARKOS 14:42
Kaca aan tagnee. Eega, kii i gacangelin lahaa waa soo dhow yahay.
Explore MARKOS 14:42
9
MARKOS 14:30
Ciise wuxuu ku yidhi, Runtii waxaan kugu leeyahay, Maalintan, xataa caawa, intaan diiqu laba goor ciyin, saddex kol ayaad i dafiri doontaa.
Explore MARKOS 14:30
Home
Bible
Plans
Videos