1
MATAYOS 4:4
KITAABKA QUDUUSKA AH
Laakiin wuu u jawaabay oo ku yidhi, Waa qoran tahay, Dadku waa inaanu kibis oo keliya ku noolaan, laakiin waa inuu eray walba oo afka Ilaah ka soo baxa ku noolaado.
Compare
Explore MATAYOS 4:4
2
MATAYOS 4:10
Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Shaydaan yahow, bax, waayo, waa qoran tahay, Waa inaad caabuddo Rabbiga Ilaahaaga ah oo waa inaad isaga keliya u adeegto.
Explore MATAYOS 4:10
3
MATAYOS 4:7
Ciise wuxuu ku yidhi, Haddana waa qoran tahay, Rabbiga Ilaahaaga ah waa inaanad jirrabin.
Explore MATAYOS 4:7
4
MATAYOS 4:1-2
Goortaasaa Ruuxu Ciise cidlada u kaxeeyey in Ibliisku jirrabo. Oo goortuu afartan maalmood iyo afartan habeen soomanaa, ayuu dabadeed gaajooday.
Explore MATAYOS 4:1-2
5
MATAYOS 4:19-20
Oo wuxuu ku yidhi, I soo raaca, waxaan idinka dhigayaa kuwa dadka jillaabta. Markiiba intay shabagyadii ka tageen, ayay raaceen isagii.
Explore MATAYOS 4:19-20
6
MATAYOS 4:17
Markaas dabadeed Ciise wuxuu bilaabay inuu wax ku wacdiyo oo yidhaahdo, Toobad keena, waayo, boqortooyadii jannadu waa dhow dahay.
Explore MATAYOS 4:17
Home
Bible
Plans
Videos