1
LUUKOS 13:24
KITAABKA QUDUUSKA AH
Wuxuuna ku yidhi, Aad u dadaala inaad iridda cidhiidhsan ka gashaan, waayo, waxaan idinku leeyahay, Qaar badan ayaa dooni doona inay galaan, mana kari doonaan.
Compare
Explore LUUKOS 13:24
2
LUUKOS 13:11-12
Oo bal eeg, waxaa joogtay naag siddeed iyo toban sannadood cudur qabtay, wayna isku soo jabnayd, mana ay kari karin inay istoosiso. Ciise goortuu arkay, ayuu u yeedhay oo ku yidhi, Haweentoy, cudurkaaga waad ka furan tahay.
Explore LUUKOS 13:11-12
3
LUUKOS 13:13
Kolkaasuu gacmihiisa saaray, oo kolkiiba way toosnaatay, oo Ilaah bay ammaantay.
Explore LUUKOS 13:13
4
LUUKOS 13:30
Ogaada, kuwa ugu dambeeya ayaa ugu horrayn doona, kuwa ugu horreeyaana way ugu dambayn doonaan.
Explore LUUKOS 13:30
5
LUUKOS 13:25
Goortii ninkii guriga lahaa kaco oo albaabka xidho, oo aad bilowdaan inaad dibadda istaagtaan oo aad albaabka garaacdaan, idinkoo leh, Sayidow, naga fur; isaguna waa u jawaabi doonaa oo idinku odhan doonaa, Garan maayo meeshaad ka timaadeen.
Explore LUUKOS 13:25
6
LUUKOS 13:5
Waxaan idinku leeyahay, Maya, laakiin haddaydnan toobad keenin, kulligiin sidaas oo kale ayaad u lumi doontaan.
Explore LUUKOS 13:5
7
LUUKOS 13:27
Markaasuu odhan doonaa, Waxaan idinku leeyahay, Garan maayo meeshaad ka timaadeen; iga taga kulligiin oo xaqdarrada ka shaqeeya.
Explore LUUKOS 13:27
8
LUUKOS 13:18-19
Haddaba wuxuu yidhi, Boqortooyada Ilaah maxay u eg tahay oo maxaan u ekaysiiyaa? Waxay u eg tahay iniin khardal ah, oo nin qaaday oo beertiisii ku riday, oo ay baxday oo geed dheer noqotay, shimbirraha cirkuna laamaheeday ku degeen.
Explore LUUKOS 13:18-19
Home
Bible
Plans
Videos