1
YOOXANAA 20:21-22
KITAABKA QUDUUSKA AH
Haddaba Ciise ayaa mar kale ku yidhi, Nabadi ha idinla jirto. Sida Aabbuhu ii soo diray ayaan anna idiin dirayaa. Oo markuu waxaas yidhi ayuu ku neefsaday oo ku yidhi, Aqbala Ruuxa Quduuskaa.
Compare
Explore YOOXANAA 20:21-22
2
YOOXANAA 20:29
Markaasaa Ciise ku yidhi, Waad i aragtay, taas aawadeed ayaad rumaysatay. Waxaa barakaysan kuwa aan i arag ee rumaystay.
Explore YOOXANAA 20:29
3
YOOXANAA 20:27-28
Markaasuu Toomas ku yidhi, Fartaada keen oo arag gacmahayga, oo gacantaadana keen oo geli dhinacayga, oo ha rumaysad la'aanin laakiin rumayso. Toomas ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Rabbigay iyo Ilaahayow.
Explore YOOXANAA 20:27-28
Home
Bible
Plans
Videos