1
YOOXANAA 1:12
KITAABKA QUDUUSKA AH
Laakiin in alla intii aqbashay, wuxuu siiyey amar ay carruurtii Ilaah ku noqdaan, kuwaasu waa kuwii magiciisa rumaystay
Compare
Explore YOOXANAA 1:12
2
YOOXANAA 1:1
Bilowgii waxaa jiray Ereyga, Ereyguna wuxuu la jiray Ilaah, Ereyguna wuxuu ahaa Ilaah.
Explore YOOXANAA 1:1
3
YOOXANAA 1:5
Nuurkuna wuxuu ka ifayaa gudcurka, gudcurkuna kama badin.
Explore YOOXANAA 1:5
4
YOOXANAA 1:14
Ereyguna jidh buu noqday, oo waa ina dhex joogay, oo waxaannu aragnay ammaantiisii, taas oo ahayd ammaantii u ekayd tan Wiilka keliya ee Aabbaha, ee nimco iyo run ka buuxa.
Explore YOOXANAA 1:14
5
YOOXANAA 1:3-4
Wax walba waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo wixii la sameeyey lama samayn isaga la'aantiis. Isaga waxaa ku jirtay nolol, noloshuna waxay ahayd nuurka dadka.
Explore YOOXANAA 1:3-4
6
YOOXANAA 1:29
Maalintii labaad Yooxanaa wuxuu arkay Ciise oo ku soo socda, oo wuxuu yidhi, Bal eega Wanka Ilaah ee dembiga dunida qaadaya.
Explore YOOXANAA 1:29
7
YOOXANAA 1:10-11
Wuxuu ku jiray dunida, dunidana waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo duniduna ma ay garanayn isaga. Wuxuu u yimid kuwiisii, kuwiisiina ma ay aqbalin isaga.
Explore YOOXANAA 1:10-11
8
YOOXANAA 1:9
Kaasu wuxuu ahaa nuurka runta ah oo iftiimiya nin walba oo dunida yimaada.
Explore YOOXANAA 1:9
9
YOOXANAA 1:17
Waayo, sharciga waxaa loo soo dhiibay Muuse, laakiinse nimcada iyo runtu waxay ku yimaadeen Ciise Masiix.
Explore YOOXANAA 1:17
Home
Bible
Plans
Videos