1
FALIMAHA RASUULLADA 22:16
KITAABKA QUDUUSKA AH
Haddaba maxaad u sugaysaa? Kac ha lagu baabtiiso, oo dembiyadaada iska maydh, adoo magiciisa ku baryaya.
Compare
Explore FALIMAHA RASUULLADA 22:16
2
FALIMAHA RASUULLADA 22:14
Markaasuu igu yidhi, Ilaaha awowayaasheen ayaa ku doortay inaad doonistiisa ogaatid, iyo inaad Kan Xaqa ah aragtid oo aad afkiisa cod ka maqashid.
Explore FALIMAHA RASUULLADA 22:14
3
FALIMAHA RASUULLADA 22:15
Maxaa yeelay, dadka oo dhan hortiisa waxaad isaga uga markhaati furaysaa waxaad aragtay oo aad maqashay.
Explore FALIMAHA RASUULLADA 22:15
Home
Bible
Plans
Videos