1
FALIMAHA RASUULLADA 15:11
KITAABKA QUDUUSKA AH
Laakiin waxaan rumaysan nahay inaynu ku badbaadi doonno nimcadii Rabbi Ciise siday ugu badbaadi doonaan.
Compare
Explore FALIMAHA RASUULLADA 15:11
2
FALIMAHA RASUULLADA 15:8-9
Oo Ilaaha qalbiga garta ayaa u markhaati furay iyaga, wuxuuna iyaga siiyey Ruuxa Quduuska ah siduu innagana inoo siiyey; oo inama kala soocin innaga iyo iyaga, laakiin qalbiyadooda rumaysad buu ku nadiifiyey.
Explore FALIMAHA RASUULLADA 15:8-9
Home
Bible
Plans
Videos